Kalfadhigii 3-aad ee Golaha Wasiirka Xukumada Somaliland oo Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Gudoomiyay
December 26, 2024 - Written by admin
Fadhigii 003-aad ee Golaha Wasiirrada oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qabsoomay Madaxtooyada Qaranka.