Madaxweynaha Dalka Masar oo Amar Ku Bixiyay In Manaahiijta Dalkaas Laga Saaro Ereyada Yuhuud Nacaybka Ah
December 29, 2024 - Written by admin
Taariikhda markii u horaysay ayaa manhajka Masar laga saaray,oo laga tir-tiray ereyada muujinaya Yuhuud naceybka,kadib markii Madaxweyne Siisi amar ku bixiyey midaas,taasi bedelkeeda waxa sidoo kale markii ugu horaysay la aqoonsaday jiritaanka Yuhuuda ku nool dalka Masar.
Todobaadkan waxa baraha Bulshada Masar ka socda Mudaharaad Baro-bulsheed loo adeegsanayo Hashtag-yo,kelmada ah “إجاك الدور يا دكتور”, oo ah ” Markaagii ayaa yimi Digtoorow”,waana weedhii ay 2011 gidaarka ugu qoreen caruurtii Sin-dheerta ahayd ee Dalka Suuriya,Bashaar Al-Asad.