Dawlada Xamar oo Shacabkeeda Ugu Baaqday Inay Lasoo Wadaagan Ciwaanada Dadka Colaadaha ka Huriya Baraha Bulshada
December 30, 2024 - Written by admin
Dawladda Somaliya ayaa shacabka Soomaaliya ugu baaqday in ay lasoo wadaagaan ciwaannada ay adeegsadaan dadka baraha bulshada ka huriya colaaddaha iyo isku dirka Qabiillada.
Wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baraha shakhsiyaadka dagaal-oogenimada lala xidhiidhiyo ee loo gudbiyo ay tallaabo ka qaadi doonto.
Berberatoday.com