berberatoday.com
Xoghayayaashii Degmooyinka Berbera Iyo Burco oo Xilalkii Laga Qaaday Kuwo Cusubna La Magacaabay
January 10, 2025 - Written by admin

Wasiirka Dawlada Hoose iyo horumarinta Magaalooyinka Xasan Macalin ayaa xilalkii ka qaaday xogayayaashii dawlada hoose ee Berbera iyo Burco Suhayb Maxamed Cali iyo Cismaan Maxamed Sheekh Cismaan Nuur.

Xoghayaha dawlada ee Berbera waxa loo magacaabay Maxamed Saleebaan Muuse halka Xoghyaha dawlada hoose ee Burco loo magacaabay Aamin Cabdillahi Yasin.

Labada Masuul ee xilalka laga qaaday ayaa mid waliba xilkan laba jeer oo kala dambeeyay soo Qabtay.

 

Labada Xoghaye ee cusub sawiaradooda.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews