Maxkamada Sare oo Go,aan Kasoo Saartay Isticmaalka Barta Tiktok ee DalkaMareykanka
January 17, 2025 - Written by admin
Maxkamadda sare ee Maraykanka ayaa ogolaatay in ay dhaqangeliso sharci ku qasbi doona milkiilaha TikTok in uu shirkaddiisa ka iibiyo shirkad Mareykan ah, haddii uu diidona waxa laga mamnuuci doonaa guud ahaan dalkaasi, maalinta Axadda – maalin ka hor inta uusan Trump xafiiska la wareegin.
TikTok oo laga leeyahay Shiinaha ayaa Mareykanku u arkaa khatar amni, waxaana gudaha dalkaasi ku adeegsada ilaa 170 Milyan oo qof