“Maxaa Soo Baxaya Markay Bayle Arkaan Imaaraatkaa Wax La Weydiisanayaa”W/Q Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto
January 27, 2025 - Written by admin
“Maxaa soo baxaya marka Bayle ay Imaaraat ka wax la weydiisanayaa arkaan.
Ma wasiirkii Soomaaliya oo hadana Soomaaliland wax u doonaya!!!!
Wiil dhalinyaro ah oo alshabaab ah oo uu tababari jiray macallin Maraykan ah baa markii uu ku biiray ciidamadda Dawladda Soomaaliya waxa uu arkay macalinkii xeryaha alshabaab ku tababari jiray oo tii Dawladda na tababaraya.
Wuu yaabay!!!. Wiilkii wuxuu weydiiyey miyaadan hebel ahayn? Wuxuu yidhi waa isagii hadana waa isagii. La qabso waayaha.
Wakhtiga is bedelayana bidix midig ula soco,
Waxa Qoray Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto
Waxa Qoray Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto