berberatoday.com
Safar Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Dareenada Iyo Danaha Ku Gadaaman”Faalo
January 27, 2025 - Written by admin
Safarka Madaxweyne Cirro, Sawirka La Raadinayo iyo Qorshahooda Yool Habaabinta ah.
Shalay Waxa Hargeysa ka baxay Wafti Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi kaas oo u dhoofay Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta oo saaxiib dhaw la ah Somaliland.
Safarkan Waxa ku wehelinayay Madaxweynaha Taliyaha Sirdoonka, Wasiiro iyo la taliyeyaal, Waxaana ilaa Xalay la is weydiinayay sidee loo soo dhaweeyay?
Sawiradii Madaxweynaha Iyo Su’aalo kale oo tiro badan.
Xukuumadda Cusub Waxa ay isku dayaysaa in ay qaado jid aan ahayn kii Xukuumadii ka horeysay, waayo Waxa shalay Safarka u horeeyay ee Madaxweynuhu uu kaga baxay Hargeysa uu ahaa mid aan buunbuunin badani ka muuqan, ciidan badana Jidadka laguma xidhin, in sawiradooda iyo xogtooda la waayaana marka hore in ay isbedelkaasi la socotaa Waa dareen isla shalayba dhashay.
Waa ayo Imaaraadka Carabtu.
Dawladda Imaaraadka Carabtu waa dal hada ugu dhaqdhaqaaqa badan Wadamada Carabta, waxaanu isla
Helay dhaqaalq, Hub iyo Saaxiibtinimada dalal uu Maraykanku ugu wayn yahay.
Si kooban waa dal dilaal u ah Maraykanka, Waxaana uu u fuliyaa dano badan oo isugu jira Milatari iyo dhaqaale labadaba.
Waa dalka Loo tirinayo in uu burburiyay Yemen iyo Suudaan, si uu helo khayraadka Dalalkaasi.
In dhawaalena Waxa soo baxayay in Dalkan uu Madaxweynaha Somaliland iyo waftigiisu ay Safarka ku tageen uu dabada ka riixayo In Dawlada Maraykanku ay soo degto Berbera iyada oo wadata xukuumadda Talaabiib.
Waxa ay ahayd hadal haynta u badan ee Warbaahinta carabtu ay ka faaloonaysay.
Sahanka Imaaraadka Carabta ee Berbera ay ku soo degayaan Dawladahaasi Waxa uu ka dhashay cabsida ay abuureen Xuutiyiinta oo Marinka Bada Cas looga caagay, haddii ay Berbera soo degaana Waxa ay saari doonaan culays.
Djabouti Oo ay dawladda waaweyni saldhigyo Milatari ku leeyihiin way diiday in dalkooda laga weeraro xuutiyiinta, Maxaa yeelay lafahooda
Ayay uga baqeen.
Si Kastaba ha ahaatee Waftiga Madaxweynaha Marka hore afgaabnida u dhashay Waxa uu dabaqayaa waayo aragnimadiisa diblomaasiyadeed, Mar kalena Waxa uu Daaha saarayaa Danta ugu wayn ee ay dawladdani dilaalnimada lagu yaqaanaa ugu yeedhay.
May be an image of 2 people and aircraft

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews