Salwan Momika oo Ahaa Murtad Hore Kitaabka Quraanka Ah Ugu Gubay Dalka Sweden oo Toogasho Lagu Khaarajiyay
January 30, 2025 - Written by admin
Salwan Momika oo ah qaxooti ka soo jeeda Ciraaq oo kitaabka quraanka kariimka ah hore ugu gubay dalka Sweden ayaa maanta Toogasho aan cid loo qaban loogu dilay dalka Sweden