Shilka Laba Diyaaradood oo Isku Dhacay Dalka Mareykanka Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
January 30, 2025 - Written by admin
Diyaarad kuwa rakaab ah oo wadday ilaa 64 qof oo isugu jiray rakaab iyo shaqaalaha diyaaradda iyo Helicopter ay leeyihiin milatariga, ayaa iskula dhacay hawada Washington.
Labada diyaaradood ayaa isku dhacay xilli ay diyaaradda wadday rakaabka ay u dhaweyd in ay ku dagto garoonka maxalliga ah ee diyaaradaha ee Ronald Reagan ee u dhaw magaalada caasimadd ah.
Labada diyaarad ayaa ku dhacay wabiga Potomac ee isku xidha Washington iyo waqooyiga gobolka Virginia. Waxaa socda gurmadka
Madaxweyne Donald Trump ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in si buuxda looga warbixiyay shilkan ..