Xukuumada Somaliland oo Joojisay Lacag Baanka Dhexe Laga Qaadan Jiray”daawo Warbixin Muuqaal Ah
February 1, 2025 - Written by admin
Baanka dhexe ee JSL Oo hakiyay dhammaan horumarisyadii iyo daymihii Baanku bixin jirey muddo lix bilood ah taas oo ka bilaabmaysa (01.02.2025—31.7.2025)