berberatoday.com
Ciidanka Dabdamiska Qaranka oo Xakameeyay Dabkii Kacay Suuq Idaacada
February 3, 2025 - Written by admin
Ciidamada Dabdemiska iyo Samatabixinta ayaa hadda ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabka weyn oo ka kacay Suuqa Gobonimo gaar ahaan Qaybta xigta deyrka waqòoyi ee idaacada.
Alla Mahadii Ciidamada ayaa ku guuleystay in dabkaa hareereeyaan, inta aanu ku fidin suuqa intiisa kale oo ah mid cidhiidhi ah ayna adagtahay in gaadiidka Dabdemisku si fudud u galaan. Dabkan ayaa bilaabmay 11:56 pm.
Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo Ciidamada ku hogaaminayay hawlgalkan ayaa sheegay in guud ahaan Ciidamada Dabdemiska degmooyinka caasimada oo dhan hawlgalkan ku dhamaayeen, sidoo kale 26 Gaadhi Dabdemis ah iyaguna ka qayb qaateen hawlgalkan. 105 ka mida ciidamada Dabdemiska ayaa hawlgalkaa fuliyay.
Taliyaha ayaa ka hadlay cidhiidhiga waddooyinka iyo cidhiidhiga dadka oo aad u badnaa, fariin wacyigelin ahna bulshada u diray.
Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa u mahadnaqay Wasaarada Arrimaha Gudaha,Badhasaabka, Maayar xigeenka, Xoghayaha dawlada hoose, xildhibaanada, Dawlada hoose Hargeysa, Ciidamada Booliska jananadooda, Ciidanka Military ga, Wasaarada Warfaafinta, Booyadaha Shacabka iyo dadweynaha.
Fadlan muwaadin hadii aad la kulanto Dab soo wac 990 shirkadaha Telesom/Somtel/Soltelco.
Allaa Mahad leh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews