Madaxtooyada Somaliland oo Ku Amartay Ciidankii Madaxtooyada ee Ilaalada U Ahaa Madaxweyne Muuse Biixi Inay Xeryohooda Kusoo xeroodaan
February 4, 2025 - Written by admin
Madaxtoyadda Somaliland ayaa Amar ku bixisay inay ku soo xaroodaan xeryahoodi Ciidamadii ilaalada u joogay Guriga Madaxweynihi hore Somaliland Muuse biixi Cabdi,Arintan ayaa ku soo beegmaysa Xilli Madaxweyne hore Muuse Biixi uu ka maqanyahay Dalka kuna suganyahay dalka isuataga Imaaraatka carabta.
Amarkan oo khilaafsan dawladanimada islamarkaana Dastuurku udamaanad qaaday Madaxweynayaasha xilka ka daga inay helaan ilaalo ugaara oo katirsan Ciidamada Madaxtooyada ayaa waxa la sheegayaa inuu dabada ka riixayo Wasiirka Madaxtooyada ee Xukumada Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Khadar Looge.