“Qorshahaygu Waa Inaan Dhammeystiro Ka Hor Dhammaadka Sannadka Heshiishka Itoobiya” Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
February 11, 2025 - Written by admin
” Waxaan rajanayaa in aannu dhamamaynstirno heshiiska isu gudbinta badeecadaha ee Itoobiya iyo Somaliland ka hor dhammaadka sannadkan
” Somaliland waxay leedahay xeeb dhereran 800KM oo ku taalla gacanka Cadmeed. Magaalada Berbera oo ah dekedd istaraatijiya waxa dagaalkii qaboobaha adeegsaday quwadihii Ruushka iyo Maraykanka waxadna halkaas ka garan gartaa muhiimadda ay leedahay,
“Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.