Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Booqasho Kutagay Dekeda Deira Al Xamra ee Dubai
February 14, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro ) oo maalintii 5-aad ku guda jira Safarka shaqo ee uu ku joogo Dalka Midowga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Dekedda ๐๐๐ข๐ซ๐ ๐๐ฅ ๐๐๐ฆ๐ซ๐ ee Dubai, Dekedaasi oo ka mid ah Dekadaha ugu muhiimsan ee ay Ganacsatada reer Somaliland wax ka soo dhoofsadaan, ganacsigooduna uu ka goosho.
Booqashada Madaxweynaha JSL ee Dekedda ๐๐๐ข๐ซ๐ ๐๐ฅ ๐๐๐ฆ๐ซ๐ ee Dubai, waxa ay hoosta ka xarriiqaysaa sida ay Somaliland uga goโan tahay xoojinta ganacsiga xagga Badda iyo inay xidhiidh dhaqaale oo qoto dheer ay Somaliland la yeelato Dalka Imaaraadka Carabta.
Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland