Dagaal Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Laascaanod
February 17, 2025 - Written by admin
2 qof ayaa ku dhintay 7 kale way ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay garoonka diyaaradaha laascaanood
Dagaalka ayaa udhexeeye qaar ka mida malayshiyo beeleedka magaalada laascaanood kuwaas oo isku qabtay qaadka mirooga loo yaqaan