berberatoday.com
Khilaafkii Maamul ee Ka Dhex Qarxay Gudoomiye Kuxigeenada Golaha Wakiilada oo Xal Laga Gaadhay
February 18, 2025 - Written by admin
Gudi Katirsan Golaha Wakiilada Somaaliland ayaa Maanta Sheegay Inay Soo afjareen Khilaaf Udhexeeyay Labada Gudoomiye Ku Xigeen Ee Golaha Wakiilada
Waxa Xusid Muddan Inaanay Sheegin Cidda Khaladka Yeelatay Madaama Gudoomiyaha Labaad Ali Xaamud Jibriil Shaqada Kajoojiyay Xoghayaha Golaha Wakiilada Abdirisaaq Siciid Ayaanle Madaama Labad Gudoomiye Faratoon Iyo Siciid Mire Giire Oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Dalka Ka Maqnaayeen.
Sacad Kadib Waxa Dalka Soo Gaadhay Siciid Mire Giire Oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Waxaana Uu Qoray Warqad Uu Shaqada Ugu Fasaxay Xoghayaha Golaha Abdirisaaq Siciid Ayaanle Hadaba Waxa Iswaydiintu Tahay Keebaa Warqadiisu Socotay Labada Gudoomiye Ku Xigeen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews