berberatoday.com
wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Is Hortaagay Magacaabistii Agaasimaha Madxafka Qaranka
February 19, 2025 - Written by admin
Maxaa Ka Jira in Wasiirka Madaxtooyaddu Uu Hakiyay Magacaabista Agaasimaha Madxafka Qaranka.
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Khadar Xuseen Cabdi ayaa la sheegay in uu joojiyay Magacaabista Agaasimaha Cusub ee Madxafka Qaranka Ismaaciil Cabdilaahi Ubax, sida ay noo xaqiijiyeen Ilo Wareedyo lagu kalsoonaan karaa.
Xilkan oo uu Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Muniir Axmed Cigaal Intii uu Waftiga Madaxweynaha Somaliland oo uu Wasiirka Madaxtooyadduna wehelinayay ay joogeen Dubai.
Ma cada Sababta ugu wayn ee uu Wasiirka Madaxtooyaddu u cuskaday Joojinta Magacaabistan oo ahayd mid ay si wayn u soo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Somaliland.
Dhinaca kale Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsalaax oo ergo ugu tagay Wasiirka
Madaxtooyadda kolkii ay soo baxeen wararkani ayaa iskhilaafay kuwaas oo cadho ku kala tagay.
@top fansHighlightFlowers
May be an image of 8 people, newsroom, dais and text that says 'M HOYGA α JSEUM'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews