berberatoday.com
Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Gacan Kudhiigle Hargeysa Ku Dilay Muwaadin Kale
March 14, 2025 - Written by admin
Ciidanka Booliska JSL ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Yaxye Maxamed Abees oo caawa fiidkii ku dilay Marxuum Guuleed Maxamed Yuusuf, dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa .
Ciidamada ayaa sameeyay hawlgal iyo dedaal waxaana eedaysanaha lagu qabtay Kaantaroolka Galbeed ee Magaalada , Eedaysanaha waxa degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews