berberatoday.com
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo Dal Ku Galkii Udiiday Dadkii Ku Guulaystay Lottery-ga
March 15, 2025 - Written by admin
Muwaadiniinta Soomaaliya ayaa si dhaqso ah ula kulmay xayiraadda socdaalka ee Mareykanka uu saaray Soomaaliya , iyadoo safaaradaha Mareykanka ay billaabeen inay dib u dhigaan dal ku galka Mareykanka ee ay soo codsadeen muwaadiniinta Soomaaliya! kuwa sida dhaqsada leh uu go’aanka u saameeyay ee aan la siin fiisaha waxaa ka mid dadkii ku guuleystay bakhtiyaanasiibka lagu magacaabo Green Card Lottery oo filayay inay helaan dal ku galka , balse ma aysan helin fiisaha, sida ay ii sheegeen qaar ka mid ah dadkii ku guuleystay Lottery-ga ee waraysiyada laga qaaday.
Liiska uu soo saaray Mareykanka oo saddex xaaladood loo qeybiyay , waxaa ku jira 43 waddan, waxayna mari doonaan dib u eegista saraakiisha safaaradaha , wasaaradda arrimaha dibadda iyo khubarada dhanka amniga ee waaxyaha kale iyo hay’adaha sirdoonka Mareykanka, markaa oo ay soo saari doonaan go’aanka kama dambeysta ee dalalka laga joojiyay inay muwaadiniintooda soo galaan Mareykanka iyo waddamada la kulmaya xaddidaada, balse Soomaaliya waxay ku jirta dalalka horey laga go’aamiyay inaysan soo geli karin muwaadiniintooda gudaha Mareykanka, taasi oo ka dhigan inan wax dib u eegis ah lagu sameyn doonin..!
Mohamed Soofadhiiste

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews