berberatoday.com
Madaxweynaha JSL Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo Maalinta Berri Ah Safar Ku Iman Doona Gobalka Saaxil.
March 21, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha JSL Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maalinta berri ah safar ku iman doona Gobalka Saaxil.
Madaxweynaha ayaa xadhiga kajari doona mashaariic kuwo kalena dhaga dhigi doona Mashaariicda uu dhagax dhigi doona ayaa waxa kamid Mashruuc weyn ee Dab dhaliye cadceeda ah oo Baanka aduunku ku caawiyay Berbera oo lacag 20 Milyan ahi ku baxayso iyo Aaga Warshada laga dhisi doona labada dhagax dhig ayaa udhaw Xarunta Suuq Xorta ah ee Free Zoneka.
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro ayaa Xadhiga kajari doona Xabsiga dhaqan celinta caruurta Dambiyada gala oo Xukumadii hore ee Muuse Biixi ka dhistay Deegaan Beereedka Mijacaseeye ee Tuulada Bixin Duule katirsan iyo sidoo kale dib udhiska Wadada dawga buurta Sheekh oo la dhameeyay.
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro ayaa la filayaa inuu Berbera joogo mudo 3 caano maal ah sida Wararku sheegayaan isaga oo kulamo la qaadan doona qeybaha Bulshada kormeerina doona Dekeda, Garoonka Diyaaradaha iyo goobo kaloo dawladeed.
May be an image of ‎1 person and ‎text that says '‎JAMHUURIYADDA SOMALILAND EPUBLIC SOMALILAND صومالیلاند صو جمهورية جمهو Madaxweyne kusoo dhawoow Gobalka SAAXIL 대주- " Madaxweynaha JSL Dr Cabdiraxmaan Cirro oo mashaariico horumarineed κa fulin doonna Gobolka Saaxil. Taariikh: 22.03.2025‎'‎‎

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews