berberatoday.com
XUSUUS QORKA MAANTA DILKII BOQOR FAYSAL BIN C/CASIIS AL SACUUD 25.3.1975 Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf
March 25, 2025 - Written by admin
XUSUUS QORKA MAANTA DILKII BOQOR FAYSAL BIN C/CASIIS AL SACUUD 25.3.1975
Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf
Maanta oo taariikhdu tahay 25.3.2025ii waxay ku buuxdaa Sanadguuradii 50aad, markii toogasho lagu dilay Boqorkii Dalka Sucuudi Carabiya.
Boqor Faysal Bin Cabdilcasiis Al-Sucuud oo Taajka Boqortooyada la saaray 1953kii ka dib Geeridii Aabihii.
Dilkan oo uu geystay Nin dhalinyaro ah oo ka tirsanaa qaraabada dhow ee Boqorka laguna magacaabi jiray Faysal Bin Musayd Al-Sacuud.
Geerida Boqorka oo si weyn uga nixisay dalalka Islaamka. Iyo wadamada Carabta oo mudadii uu xukunka hayey si joogto ah uu gacan uga siin jiray culayska dhinaca dhaqaalaha, iyo hirgelinta mashaariicda Horumarinta Dalalkaas.
Boqor Faysal Amuuraha sida weyn loogu xusuusto Boqorka waxaa kamid ahayd Go’aankii adkaa ee uu qaaday Dagaaladii 1973 dhexmaray Carabta iyo Yuhuuda, Xiligaas oo Wadamada Carabtu joojiyeen Shiidaalkii ay ka iibin jireen
Dalalka Reer Galbeedka oo xiliyadaa la Safnaa Israa’iil.
Talaabadaas oo cidhiidhi weyn gelisay Yuhuuda iyo Xulafadeedii. Dhinaca kalena sanadihii ay Dhacday Abaartii Daba-dheer wuxuu si weyn usoo dhoweeyey Soomaalidii u shaqa tagtay Dalkiisa.
AHN Cumar Carte Qaalib oo waayahaasi Wasiirka Arimaha Debeda ahaa ayaanay saaxiibo aad isugu xidhan ahaayeen.
Asbaabta Dilkiisana waxaa loo tiriyaa inay ka damabaysay Gacanta dheer ee shabakada CIA.
May be an image of ‎4 people and ‎text that says '‎XUSUUS QORKA MAANTA DILKII BOQOR FAYSAL BIN C/CASIIS AL SACUUD 25.3.1975 ASEYS DUMAR DaNTE CARTE عرتهمع عر عمر مع عرته ته Boqor Faysal & Cumar Carte Boqor Faysal Bin CabdulcasiisAl AI Sucuud Faysal Bin Musayd Al Sucuud Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf‎'‎‎

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews