Halkan Ka Dheeho Passpor-kii Somaliland Protectorate ee Qarani Ka Hor La Isticmaali Jiray
March 26, 2025 - Written by admin
Waa Passport kii Somaliland Taariikhdu Markay Ahay 1918 kii Waa Muwaadin Ganacsade ahaa Waxa laga Joogaa Mudo ku Siman 107 sano Dadka Nacaybku Buuxiyey Waxay Aasaan Taariikhda Somaliland