berberatoday.com
“Waan Aqbalay Go’aankii Xukuumaddu Ku Ansixisay Kalfadhigii Aan Caadiga Ahayn ee Shalay Dhacay ee Xilka Laygaga Qaaday Xilkana Sabtida Ayaan Wareejinayaa”Mayer Kuxigeenkii Hore ee Burco Suldaan Jaamac Nuux
March 27, 2025 - Written by admin
“Waan Aqbalay go’aankii xukuumaddu ku ansixisay kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay dhacay.
Sidoo kale saaxiibkay Khalid Xasan Xaaji Diiriye, oo kulankaa loogu doortay maayar ku xigeen, waan hanbalyeynayaa, waanan la shaqaynaa, si gobonimo leh oo lexejeclo leh oo Burco jecayl leh, isaga iyo saaxiibkay Maxamed Xirsi Ahmed ba.
Bulshada ayaa ka markhaati kici wixii aan qabtay iyo halkaan ugu nimi sannad kahor degmada burco iyo maanta halkay marayso, waxaanan ku faraxsanahay anigoo ceeb-kasaliim ah in aan xilka wareejin doono.
Xildhibaannadii I taageersanaana waxaan u soo jeedinayaa inay wixii khilaaf ahaa ee inaga dhexeeyey halkaa ku soo afjaraan, inta xilkeena inooga hadhay waa in aan si wada jira oo xilkasnimo leh degmada ugu shaqaynaa.
Xilkana waxaan wareejin doonaa Sabtida 29/03/2025 haddii Alle idmo.
Daallo Hotel. 9.00 subaxnimo.
Cafis iyo musaamax baynu kala nahay.“
Suldaan Jaamac Nuux –

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews