Laba Muwaadin Somaliya oo Lagu Dilay Koonfur Afrika
March 28, 2025 - Written by admin
Koonfur Afrika” 2 muwaadin oo somali ah ayaa lagu kala dilay location hoostagta magaloyinka Cape Town Iyo East London oo ka kala tirsan gobolada western cape iyo eastern cape
Asad Xasan Maxamed ayaa lagu dilay tuulo hoostagta magalada easte London habeen hore
Kooxo Burcad oo hubeeysan ayaa weerarray dukaanka xili fiid ah halkaas oo ay ku dileen asad iyagoo marka kadib baxsaday
Jabriil Meyre Caadle ayaa maalimo ka hor Burcad hubeeysan waxa ay ku dileen tuulo hoostagta magalada cape town ee dalka Koonfur Afrika
Sidoo kale 2 muwaadin oo somali ah ayaa iyagane lagu dhawacay isla Location-ada magalada cape town.
Ila iyo hada ma jirto cid loo qabtay dilalkaas loo Geeystay dhalinyarada Somalida Ee nolosha usoo raadsaday Dalkani
Allah ha u naxariisto walaalaheena qabrigeedane Allah ha u waasiciyo,