berberatoday.com
Hooyo Somaliyeed oo 5 Caruura Hal Mar Ku Dhashay Dalka Mareykanka Iyo Mucjiso Ku Lamaan.
April 5, 2025 - Written by admin
Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xaawo Maxamed oo aan Horey ilmo u dhalin ayaa sannadkii tagay 24-kii maarso 2024 dhashay hal-Mar Shan carruuur ah oo kala ah Saddex Wiil iyo laba Gabdhood.
Hooyo Xaawo waxay ilmaha ku dhashay isbitaalka caruurta ee Minnesota 🇺🇸
Caruurta ayaa waxaa loo kala bixiyay Magacyada kala ah Abdi,Amina, Amiir,Saada iyo Bilaal.
Qisada Bilaal.
Bilaal wuxuu ahaa ilmihii ugu yaraa ee abid ku dhasha dalka Maraykanka, waana ilmihii ugu yaraa ee labaad ee aduunka ku dhasha. waana ilmihii abid ugu miisaan yaraa ee dalka maraykanka ku dhashay.
Bilaal Markuu dhashay miisaan ahaan wuxuu dhigmay tumin sonkor ah. Bilaal sannad ayuu ku jiray isbitaalka caruurta ee Minnesota qaybta dhalaanka halka afarta kale ee walaalihiis ah loo fasaxay guriga.
Sida dhakhaatiirtu sheegeen Bilaal iyo walaalihiis waxaa laga rajo qabay in ay noolaan karaan 10% . Bilaal-se fursad ahaan wuu ka liitay afarta kale.
Nasiib wanaag Bilaal waxaa uu isbitaalka kabaxay sannad kadib oo ku- beegan 24-kii bisha saddexaad 2025 oo ah Sannad guuradii ay dhasheen isaga iyo walaalihiis isagoo cafimaad qaba.Bilaal waa ilmaha dhabta Hooyo Xaawo ku hayso.
Dr Mustafe Daud

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews