berberatoday.com
Ganacsadaha Reer Jabuuti ee Cabdiraxmaan Booreh oo Dekeda Berbera Booqasho Ku Yimi
April 7, 2025 - Written by admin
Ganacsadaha reer Jabuuti ee hadda fadhigiisu yahay dalka Imaraatka Carabta ahna Mulkiilaha Shirkada Boreh Group Cabdiraxmaan Boreh iyo masuuliyiin kale oo ka soo jeeda Somaliland, oo ka mid yihiin Amb Bashe Cawil Cumar, Safiirkii hore ee Somaliland ee UAE iyo Kenya iyo Maareeyihii hore ee Hawmaha Berbera Saleeban Siciid Cali ayaa booqasho kutagay Dekeda Berbera iyo Berbera Economic freezone.
Ganacsadahan Cabdiraxmaan Boreh oo dalkiisa Debed wareeg kaga maqan kadib markii ay isku Seegeen Madaxweynaha Dalkiisa Ismaaciil Cumar Geele hunguri Siyasadeed ayaa la sheegayaa inuu dalka Somaliland uyimi indha indhayn fursado ganacsi waxaanu Maalmihii udambeeyay Jooga Caasimada Hargeysa lama sheegin inuu la kulmay madaxda Qaranka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews