berberatoday.com
Wadamada Aljeria Iyo Somaliya oo Golaha Qaramada Midoobay Ka Dalbaday Fadhi Deg Deg Ah
April 9, 2025 - Written by admin
Dowladaha Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa dalbaday in Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ay kullan deg deg ah ka yeeshaan Duqaymaha Isr’il ka waddo Suuriya.
Codsigaan ayaa yimid kadib wadatashi iyo is afgarad ay yeesheen wakiilada wadamada Carabta ee ku sugan magaalada New York. Shir-guddoonka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay fadhigaasi yeeshaan maalinka berri ah ee Khamiista 10-ka April.
May be an image of text that says 'Soomaaliya iyo Aljeeriya αγαα Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ka dalbaday kullan deg deg ah oo oay αy ka yeeshaan Duqaymaha ISR'IIL ka waddo Suuriya WARARKA SAAB TV'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews