Xanuun 3 Qof Udhinteen oo Ka Dilaacay Deegaamada Xeebaha Bariga Berbera oo Baaq Culus Laga Soo Saaray”Daawo Muuqaal
April 9, 2025 - Written by admin
Xidhibaan Maxamed Xaaji Maxamud Badhar oo Katirsan Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera Ayaa Qeylo Dhaan Culus Ka Diray Xanuun Ka Dilaacay Deegaamada Xeebaha Bariga Berbera oo 3 Qof Udhanteen Ilaa Hadana Aan Gurmadkii Wasaarada Caafimaadka Helin.
Deegaamadu Malaha Baro Caafimaad oo Dadka Lagu Dabiibo Sida Uu Sheegay Xildhibaanku Goobta Caafimaad ee Ugu Dhawi Waxay Ujirtaa 120-KM
Xanuunkan Ayaan Si Cilmiyana Weli Loo Aqoonsan Wuxu Yahay Waxayse Dadka Deegaanku Ku Sheegeen Xumad Heerkeedu Sareeyo oo Inta Badan Dadka Deegaanku Ujiifaan 3 Ruuxna Udhinteen.