berberatoday.com
Soomaalilaan iyo Puntland way baajin kari lahaayeen safarka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood. W/Q: Cali Cabdi Coomay
April 11, 2025 - Written by admin
Soomaalilaan iyo Puntland way baajin kari lahaayeen safarka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood.
W/Q: Cali Cabdi Coomay
Ujeeddada safarka Raysal Wasaaraha Soomaaliya wuxuu ka leeyahay laba arrimood. Xagga Puntland wuxuu ka yahay inuu booqday dhul Daarood oo weli haysto kalsooni ah inuu yahay Raysal Wasaare haysta shicib Daarood oo taageersan kursigiisa. Waayo Jubbaland iyo Gedo midna ma tegi karo. = Xagga Soomaalilaan wuxuu ka yahay inuu muddo 34 sanno ah noqday Raysal Wasaarihii ugu horreeyey ee dhul Soomaalilaan leedahay soo booqday. Haddaba maadaama oo uu booqashada Laascaanood khatar ku tahay Soomaalilaan iyo Puntland way baajin kari lahaayeen imaanshihiisa.
Puntland waxa ay adeegsan lahayd Dhulbahantaha taageersan oo xaalad amni darro ah ka sameyn lahaa deegaannada uu ku yaallo Madaarka Laascaanood, si loo tuso Raysal Wasaaraha in aanay meeshu amni ahayn. Soomaalilaan waxa ay sameyn lahayd in afar jiho weerar kaga furta maleeshiyada Laascaanood, si aanay isugu gurman. Sidoo kale waxa ay xoogga saari lahayd in jiida ku beegan Madaarka Laascaanood duullaan culus lagu qaado. Taasina waxa ay keeni lahayd in la gaadho meel laga duqeyn karo Madaarka, oo meesha looga saaro in Madaarka aanu ka soo degi karin Raysal Wasaaruhu oo dagaal ka socdo.
May be an image of 7 people

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews