berberatoday.com
Suldaanka Guud ee Beelaha harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo Ka Diiday Raisal Wasaare Xamse Cabdi Bare Inuu Laascaanod Ugu Tago Maamulna Uwada Sameeyo Warsengeli Iyo Dhulbahante
April 11, 2025 - Written by admin
Waxa fashil ku soo dhamaaday dadaalo uu waday RW Xamse kuwaas oo uu ku doonayey inuu Laascaanood ku keeno Suldaanka Beesha Warsangeli oo halkaa kula kulmo.
Xamse ayaa dhowr jeer wacay Suldaan Siciid isagoo u sheegay inay Dowlada Federaalku doonayno in maamul goboleed midaysan loo dhiso Dhulbahante iyo Warsangeli sidaa darteed ay muhiim tahay inuu u yimaado.
Suldaan Siciid ayaa u sheegay in xaruntiisu tahay Hadaaftimo oo uu diyaar u yahay inuu halkaa ku qaabilo balse uusan doonayn inuu meel kale kula kulmo.
Waxa maaqata inuu fashil ku soo dhamaaday qorshe ay waday Dowlada Federaalka oo ku taamaysay in loo dhiso Maamul Goboleed rasmi ah Gobolada Sool iyo Sanaag kaas oo lagu wiiqayo Somaliland iyo Puntland.
Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka dhex arka Goboladaas fursad uu markale ku soo laaban karo oo codad ku heli karo hadii kuraasta Dhulbahante iyo Warsangeli laga wareejiyo Garoowe oo ay meel kale ku soo xushaan
Shiine Culay Soo Wariyay
May be an image of 2 people and dais

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews