Golaha Wakiilada Somaliland oo Shir Albaabadu Uxidhan Yihiin Yeeshay
April 12, 2025 - Written by admin
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay xaruntooda Hargeysa.
Fadhigan oo Saxaafadda iyo Shaqaalaha golaha laga saarey ayaa la filayaa in lagaga hadlo xaalado khuseeya golahooda iyo arrimaha dalka.