Qorshaha Rasmiga Ah ee Xamse Cabdi Bare Uyimi Laascaanod oo La Shaaciyay
April 14, 2025 - Written by admin
Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in uu jiro qorshe la doonayo in la isku dhaafsado maxaabiis kooban oo hordhac u noqon doona in la iswaydaarsado maxaabiista ku kala Xidhan magaaloooyinka Laascaanood iyo Hargeysa.
Arrintan ayaa la filyaa inay ka dambaysay safarkii uu Raysal wasaaraha Soomaaliya ku tagay Laasacaanood.