Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Kulan La Yeeshay Xubnaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Iyo Suxufiyiin Kaloo Madaxbanaan
April 16, 2025 - Written by admin
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐, ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐ง๐ ๐๐๐ก๐๐๐ฒ๐ง๐๐ค ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐ฒ๐๐ฌ๐ข๐ง ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฒ๐๐๐ง๐ฅ๐ ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐๐ก๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ข๐๐ข ๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐ฆ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ฅ๐(๐ข๐ฅ๐ค๐๐๐๐ฌ๐) ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐ช๐๐๐ซ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐ฃ๐,
Ujeedada Kulankan ayaa aheyd sidii meel loogaga soo wada jeedsan lahaa qaranimada Somaliland islamarkaa loola socon lahaa isbadalada ka socda geeska Afrika,
Waxaanay Wasaaradda iyo ururka Suxufiyiintu isla soo hadal qaadeen in la xoojiyo kulamadan noocan ah si uu u wanaagsanaado xidhiidhka ka dhaxeeyay warbaahinta madax banaan iyo xukuumada gaar ahaan T v-yadda madaxa banaan.
Kulankan ayaa ku soo dhamaaday is afgarad iyo in halkaasi laga sii wado wada shaqaynta u dhaxyasay Wasaaradda iyo warbaahinta madaxa banaan.