Haayada Sirdoonka Qaranka Somaliland oo Digniin Kama Dambaysa Udirtay Dad Ay Sheegtay Inay Warar Been Abuura Haayada Ka Faafiyaan
April 16, 2025 - Written by admin
Haya’adda Sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa digniin kama danbays ah u dirtay, dad ay ku eedaysay inay haya’adda ka faafinayaan warar been abuur ah
