Taliyaha Ciidanka Dawlada Xamar Iyo Saraakiil La Socda oo Go,doon Ku Galay Dagaalkii Aadan Yabaal Lagaga Qabsaday
April 16, 2025 - Written by admin
Saraakiil uu kamid yahay taliyaha ciidanka xooga Odawaa Yuusuf Raage ayaa lagu waramayaa inuu go’doon ku jiro xilli uu socdo dagaal adag oo u dhexeeya AS iyo Ciidanka xooga Soomaaliya.
Saraakiisha lagu waramayo inay go’doonsan yihiin waxaa kamid ah sarkaalka caanka ah ee Shuute.
Iyadoona laga qabsaday Ciidamada Dawlada Xamar deegaanka Aadan Yabaal