berberatoday.com
Suuqa Saamiyada Dalka Maraykanka oo Wajahaya Hoos Udhicii Ugu Waynaa In Muddo Ah.
April 17, 2025 - Written by admin
Suuqa Saamiyada dalka Maraykanka oo wajahaya hoos u dhicii ugu waynaa in muddo ah.
In ka badan $1.5 tiriliyan ayaa laga saaray suuqyada saamiyada Mareykanka. Dhacadadan ayaa ah mid ka mid ah hoos u dhacii ugu balaadhnaa ee hal maalin gudaheed suuqu wajaho sanadkan.
Hoos u dhacyo waawayn oo kale ayaa la dareemaya, iyadoo S&P 500 ay hoos u dhacday qadar dhan 2.24% halka Nasdaq 100 ay hoos u dhacday 3.07% . Dhacdooyinkan ayaa ka dhashay Siyaasadaha madaxweyne Trump ee canshuuraha xad dhaafka ah jidaynaya taas oo sida ay khubarada dhaqaaluhu sheegayaan in ay sii hurineyso hubanti la’aanta uu suuqu wajahayo.
Lacagaha loo yaqaan ‘Cryptocurrencies’ ayaa sidoo kale dareemay saameynta, iyadoo Bitcoin ay hoos u dhacday qadar dhan $ 84,500.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews