Xukumada Somaliland oo Sheegtay Inay Arimaha Maxaabiista Kala Hadli Karti Haayada Bisha Cas oo Kaliya
   April 17, 2025 - Written by admin
       
       
   
    
Somaliland oo sheegtay in ay arimaha maxaabiista kala hadashay hay’adda Laanqayrta cas ee magaceeda loo soo gaabiyo ICRC iyo danjirayaasha dalalka saaaxiibka la ah.
 
“Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay wada hadallo la yeelatay Hay’adda Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo danjireyaasha dalalka saaxiibka la ah si loo xalliyo arrinta maxaabiista”