Dr. Maxamed Faarax Xirsi, oo sheegay inuu doonayo in uu u sharaxan yahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE.
Dr. Maxamed Faarax oo ah imika Guddoomiyaha Akadamiyada Nabadda iyo horumarka Somaliland, ayaa MMTV uga waramay damaciisa Guddoomiyaha Kulmiye, waxaanu sheegay in Xisbiga Kulmiye 90% codka uu ku soo baxay uu ka helay deegaanka uu ka soo jeedo.