berberatoday.com
“Madaxweyne Kuxigeenku hadalyar iyo hawl badan” Waxa Qorey:- Wariye Abiib Iimaan Xasan
April 19, 2025 - Written by admin
“Madaxweyne Kuxigeenku hadalyar iyo hawl badan”
Waxa Qorey:- Wariye Abiib Iimaan Xasan
Marka ay dhacaan isbadallada maamul hogaamineed iyo kuwa xilalku badanaa waxa loo diyaar garoobaa dhacdooyinka iman doona iyo sida loo waajahayo duruufaha jira
Ku xigeenka madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland bishii November 2024 doorashadii qabsoontay waxa noqday amb Maxamed cali oo ahaa tan iyo doorashooyinkii
madaxtooyada ee 2017 kii siyaasi af gaaban oo aan fagaarayaasha aad loogu baranin, hadal tiro badan cambaarayn iyo aflagaado xisbiyeed midna loogama baranin, waxa dad badani ayku barteen inuu yahay nin cibaado badan sidii axmed yusuf yasin oo kursiga hortii soo maray waxa la wariyey inuu safal awalka masaajiida ka muuqdo markasta.
Dad badan ayaa saadaaliyey in ayka filayaan
deganaantii hubsiimadii iyo aqoontii reer awdal, qaar kale waxay lahaayeen siyaasinimo iyo afgaaban iyo Adin gaabani isma qabtaan, qolyo kale oo ubadan gobolada dhexe waxay ka raadiyeen hadalo iyo isdifaac
shakhsiyadeed ka dib juqajuqayn iyo faalooyin Kal-baxsan oo ay ku caano maaleen.
Amb maxamed cali qabashadii xilka wuxu la kowsaday xidhashada koofiyadda sinsibaariga ah ee uu la wadaagay madaxweyne ciro taasi oo usii ekaysiisay wadaad deganaansho badan oo culimadii hore ka mid ah, amb.maxamed cali intii aanay dawladiisu jirin wax ka badan 2 bilood waxa uu
madaxweynuhu u xilsaaray hawl wayn wayn oo ah hub ka dhigista iyo qaramaynta ciidan beeleedyo bariga dalka ay colaaduhu keeneen.
Hubsiimo miyir qab odhaah san iyo sabir ayuu ku waajahay hawshaasi meeshu waa bari oo aad uga duwan galbeedka waa saymo colaadeed …
May be an image of 1 person and dais

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews