Dawlada Xamar Iyo Turkiga oo Kala Saxeexday Heshiis Soosaar Shiidaal oo Faa,iido La,aana
April 23, 2025 - Written by admin
Dawladda Soomaaliya ayaa Dawladda Turkiga kula Heshiisay in uu qaato 90% faaiidada waxsoosaarka shidaalka uu ka baadhayo Xeebaha Soomaaliya.
Sida ay muujinayaan warqadaha Heshiiska lagu galay oo ay heshay warbaahintu.
Warkan ayaa ahaa maanta midka ugu hadalhaynta badan.