“Qarankayga Tagista Madaxtooyada uguma Heesee Madal Kasta Iyo Meelkasta Waan Uga Heesayaa”Abwaan Daaha Gaas
April 25, 2025 - Written by admin
Ma soo qorin anigu hadalkan wasiirna waxaba kamaan sheegin xfaladii xalay dhacadayna in aan nalgu soo casuumin kama cadhaysni qarankaygana Madaxtooyada tagsteeda uguma heeso Madal kasta ,banaan kasta ,Waan uga heesaynaa qaranka ,Madaxtooyadana waan ku soo dhawaynaynaa dad aan hore uga heesi jirin in ay ka heesaan.
Shacabka Reer Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Hargeisa waa inoo khayriyada iyo Malinka sabtida habeenka axadu ay soo galayso iyo heesihii qaranka .
Dayax Band Ha Nolaato 