berberatoday.com
Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka oo Shir Muhiima La Yeeshay Gudiga Nabad galiyada Gobolka Saaxil
May 2, 2025 - Written by admin
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland, Cabdale Maxamed Carab, ayaa galabta Gudoomiyay shirkii Amniga ee Gobolka Saaxil, shirkan oo ay ka soo qayb galeen, wasiirada Madaxtooyada iyo Warfaafinta, Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Saaxil, Dekeda Berbera iyo Kaydka Haamaha shiidaalka, Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Badda ee Gobolka Saaxil.
Shirkan ayaa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Amniga Gobolka Saaxil iyo Magaalada Berbera, maadama oo xiligan lagu jiro qaban qaabada iyo soo dhawaynta maalinta Qaran ee Munaasibada 18 May.
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Cabdale Maxamed Carab, ayaa u mahad naqay masuuliyiinta kala duwan ee Gobolka Saaxil, sida fiican ee ay heeganka ugu yihiin Ilaalinta Amniga guud ee Gobolka. Waxanu ku booriyay in ay halkaasi ka sii wadaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews