berberatoday.com
Berbera oo Xili Xagaa Kulul Ah Lagu Jiro oo Laydhkii Laga Bakhtiiyay Iyo Sababta
May 4, 2025 - Written by admin
Xiligan oo ah xagaag kulul guud ahaan saaka waxa Korontadii ka maqantahay magaalada Berbera waxaana taagan dhamaan shaqooyinkii Xafiisyada ku Shaqeeya Korontada iskuuladii waxbarashada aan caruurtu ku jiri karin kulaylka awgii.
Sababta laydhku umaqanyahay ayaa ah inay sikasa udamiyeen maamulka shirkada Laydhka Berbera kadib markii masuul kamida saamilayda Shirkada Korontada Berbera oo lagu magacaabo Ibraahim Yacquub Xabsiga loogu xidhay saaka lacagta Cashuurta saaran laydhka ay muwaadiniintu bixiyaan ay maamulka warshadu bixin waayeen mudo dheer oo sanado badana ayna ku baaqatay.
Maamulka cashuuraha beriga Berbera oo cashuurtan laydhka saaran ku dhacdo ayaa dhawr jeer oo hore xabsiga utxaabay xubno kamida Masuuliyiinta shirkada laydhka Berbera ee Tayo oo ah mid ay ganacsato faa.iido dooni leeyihiin.
Waxa guud ahaan debeda looga wada yaacay Xafiisyada Dugsiyada waxbarashada iyo goobaha lagu cunteeyo oo kulayl awgii loogu jiri wayay.
Lacagtan sababtay in korontada Berbera la damiyo ayaa waxa bixiya Muwaadiniinta laydhka isticmaala oo ay saaranyahay biilashooda lagu dalaco mana ah wax laga doonayo shirkada laydhka Berbera .
Geesta 12ka saak ee maalintii waxa baxda dab dhaliyaha cadceedu rimiso ee Sollarka oo ah mid 7MGW oo shacabka Berbera dawlada imaaraatka carabtu ku caawisay hase yeeshee ay shirkadahan Faa.iido doonka ah ka faa.iidaystaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews