berberatoday.com
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Faahfaahin Ka Bixiyay Dacwadaha Maxkamadaha Dalka Soo Galay Iyo Qaabkay Ukala Baxeen
May 4, 2025 - Written by admin
Guddoomiyaha maxkamada sare ee Jsl ayaa sheegay in sannadkii 2024-ka ay Maxkamadaha soo galeen 26,716 dacwadood oo isugu jiray 14,046 Madani ah, 7,908 Ciqaab ah iyo Fulinta oo dhammayd 3,500. Kuwaasi oo 22,220 dacwadood oo kamid ahi ay dhammaadeen oo marka boqolay loo bedelo u dhigma 83%, halka ay socdaan 4,514 dacwadood oo dhigma 17%.
Waxa xusid mudan in sannadkii ka horeeyay ee 2023-kii ay Maxkamadaha soo galeen dacwado dhan 25,510 dacwadood, kuwaasi oo isla sannadkaa ay dhammaadeen 22,445 dacwadood oo u dhigma 88%, halka ay socdeen 3,080 dacwadood oo marka boqolay loo bedalana ku noqonaya 12%. Farqiga u dhexeeya dhamaystirka dacwadaha sannadkii 2024-ka iyo sannadkii 2023-ka ayaa dhan 5%.
May be an image of 2 people and text that says 'HT MAXKAMADDA M.JEE GOBOLKA GOBOLKAM.JEE 3MHOWAByTAAAA SOOMAALILAND REPUBLIC.OFSOMALILAND Sanadkii tagay e 2024-Ka Maxkamadaha jSL soo galay 26,716 dacwadood oo isugu jiray 14,046 Madani ah, 7,908 Ciqaab ah iyo Fulinta oo dhammayd 3,500. 83% way dhamaadeen halka 17% ay socdaan'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews