berberatoday.com
Gudi Soo Tirakoobta Khasaarihii Ka Dhashay Laydhkii 4 Saacadood Laga Bakhtiiyay Berbera oo Magaalada Soo Gaadhay Welina Aan La Kulmin Bulshada Iyo Dareenada Ku Xeeran
May 10, 2025 - Written by admin
Gudidii xaqiiqo raadinta ahayd ee Dhawaan uu sheegay Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Macdanta inay Berbera usoo dirayaan si ay usoo Tiro koobaan khasaarihii ka dhashay laydhkii Mudada 4 saacadood ah ay sida kaska ah Udamiyeen maamulka shirkada laydhka Berbera iyo Sababta keentay Ayaa maalinkii khamiista yimi Berbera ilaa hadana Aan la ogayn cida ay la kulmeen marka laga reebo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ay xafiiskiisa ugu Tageen, ilaa hadana lamay kulmin dadkii shacabka Ahaa ee khasaaruhu kasoo gaadhay mudadii uu laydhku ka maqnaa lamana oga inay la kulmi doonaan.
Gudidan oo ka kooban 7 xubnood oo 5 kamidi Kasocdaan Wasaarada Tamarta iyo Macdanta halka labada kalena kasocdaan Komishanka Tamarta ayaa ka ah
1-Maxamed Cabdi Malaw Gudoomiye
2- Sharmaarke Mustafe Ibraahim Xubin
3- Maxamed-rashiid Cabdi Yuusuf Xubin
4- Cabdiraxmaan Jaamac Axmed Xubin
5- Mustafe Maxamud Xasan Xubin
6- Khadar Maxamud Guuleed Xubin
7- Fu.aad Rashiid Bullo Xubin.
Gudoomiyaha gudidan Maxamed Cabdi Malaw oo ah Agaasimaha guud ee Komishanka Tamarta ayaa wararku sheegayaan inuu si dhaw ula Shaqeeyo uguna xidhanyahay Shirkada laydhka Berbera waxaana laga dayrinayaan inuu shaqadan Loosoo igmaday sidii la rabay uqabto balse waxa Shacabka Berbera isha kuhayaa gudidan iyo halkay Hawshan dhigaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews