berberatoday.com
Laba Haweena oo Madaxweynayaal Ka Ah Dalal Afrika Ah oo Tanzania Ku Kulmay Heshiisna Kala Saxeexday
May 21, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha dalka Tanzania Saamiya Suluhu Xasan ayaa magaalada Daru Salaam ku soo dhowaysay dhiggeeda dalka Namibia Nandi Ndaitwah taas oo booqasho ku tagtay dalka Tanzania.
Labadan madaxweyne oo ah hoggaamiyeyaasha keliya ee haweenka ka ah madaxda qaaradda Afrika ayaa kala saxeexday heshiis laba geesood ah oo dhigaya in ay labada waddan iskaashaadan iskana taageeraan dhinaca ammaanka iyo ganacsiga.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews