Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Ciro oo Safar Ugu Baxay Dalka Jabuuti
May 21, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta safar shaqo oo qaadan doona muddo 3 cisho ah ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Djibouti.
Madaxweynaha ayaa marti qaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana safarkiisa ku wehelinayey xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah Xukuumadda.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doonaa danaha u dhexeeya labada dal ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Jamhuuriyadda Djibouti.
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐,
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐ (๐๐๐ฒ๐ซ)
๐๐๐ก๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐