berberatoday.com
Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Kooxo Abaabulan oo Dhalinyarada Tahriibiya
May 23, 2025 - Written by admin
Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo ku eedaysan in ay ku hawlanaayeen tahriibinta dhalinyaro Somaliland ah , Howlgalkan ayaa sidoo kale lagu soo qabtay dhalinyaradii la doonayay in si sharci-darro ah loo tahriibiyo.
Kooxdan ayaa lagu qabtay hawlgallo qorsheysan oo Ciidanku fuliyeen iyadoo la helay xog ku saabsan dhaqdhaqaaqooda , waxaana degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka.
Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxa uu digniin u dirayaa cid kasta oo ku hawlan ama isku dayda tahriibinta dadka .
Muwaadin haddii aad aragto dadka arrimahan ku hawlan Ciidanka la soo wadaag.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews