berberatoday.com
Cabasho Kasoo Yeedhay Ganacsatadii Suuqa Waaheen Loo Dhisay Oo Lacago Dheeriya La Weydiiyay
May 24, 2025 - Written by admin
Cabasho ayaa ka imanaysa Suuqa Waaheen gaar ahaana qaybta dawladda oo dhismihiisu socdo.
Suuqan oo loo ururiyay lacag 30 Milyan oo dollar ku dhow ayaa haddana dadkii suuqu ka gubtay markale dib loo waydiiyay qofkasta 20 kun oo dollar.
Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in shaqada laga joojiyay shirkaddii dhisaysay suuqa Waaheen oo ahayd mid Ajaanib ah.
Ganacsatda suuqa Waaheen ayaa sida Ilo-kala duwan sheegayaan diiday lacagaha cusub ee dib looga dalbaday.
Suuqa Waaheen oo gubtay sannadkii 2022 kii ayaa qaybtii shacabku lahaa dhismaheedu dhammaaday balse qaybtii dawladda ayaan weli la dhammaystirin.
May be an image of text that says '3 Gollaydh ηy Cabasho ka taagan suuqa Waaheen ee Hargeysa.'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews