Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Beri Markale Usafri Doona Dalka Kenya Iyo Ujeeda Socdaalkiisa
May 24, 2025 - Written by admin
Madaxweyne Cirro Ayaa Markale Safar U Gali Doona Malinta Bari Dalka Kenya Caasimadiisa Nairobi Jaaliyada Somaliland ee Kenya Joogtana Waxa uu La Xusi Doona 18-may oo Ay Wali La Sugayaan Safarka Madaxweyne Cabdiraxmaan Crro.
Wararka La Xidhiidha Socdaalka Madaxweynaha Ayaa Sudoo Kale Sheegaya Inuu Kulamo Ala Qaadan Doono Safiirada Iyo Dulomaasiy89nta Wadamada Reer Galbeedka Ujooga Dalka Kenya.